Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo la kulansiinayo si khilaafka labada dal xal looga gaaro

Soomaaliya iyo Kenya ayaa xiriirkoodu xiligan gaaray meel aad u xoogan, waxaana labada dal ay kala qaateen safaaradaha, waxa ayna xiisada salka ku heysa xuduuda muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Labada Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa lagu wadaa in 12-ka bishan Maarso isku arkaan shir ka dhacaya magaalada Kampala ee caasimada … Continue reading Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo la kulansiinayo si khilaafka labada dal xal looga gaaro